Akhriso Gudiga Doorashada Heer Federal Oo Laalay Kursi Haween Ay Lahaayeen Oo Lagu Boobay Galmudug

Gudiga doorashada heer federaal ayaa laalay kursi GALMUDUG yaalay oo loo qoondeeyey in Haween ka soo galaan balse kursigaasi laga boobay haweenkii loo qoondeeyey.

Gabar lagu magacaabo Xaasho Xaaji Cilmi ayaa lagu waday inay kursigaasi ku soo baxdo, madaxweynaha Galmudug ayaa lagu eedeeyey inuu gabadhaasi meesha uga saaray colaad uu u qabo darteed..

Hoos ka akhri war saxaafadeedka guddiga

fiet1 fiet2

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE