Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Oo Olole Doorasho Kii Ugu Xoogganaa Ka Wado Magaalada Kismaayo

Waxaa Maanta magaalada Kismaayo ka dhacaysa munaasabad siyaasadeed oo miisaan culus leh, waxaana munaasabadahan dhiganaayo rag u tartamaayo madaxtinimada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka mid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa xaflad quraac ahu sameeyey xildhibaanada lagu doortey Jubbaland, wuxuuna xildhibaanada kala hadlay hamigiisa siyaasadeed ee madaxtinimada Soomaaliya.

Magaalada Kismaayo oo dhowaan lagu soo afmeeray doorashada xildhibaanada Aqalada Hoose iyo Sare ee Barlamanka Federalka ayaa waxaa la filaa in maalmaha soo  socdo martigeliso ololaha doorashada madaxtinmo ee Soomaaliya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran