RW Cumar C/rashiid “Hogaanka Dalka Waa In Isbedel Lagu Sameeyo, Dalka Soomaaliya Wuxuu U Baahan Yahay Xasilooni Siyaasadeed, Dalka Uma Baahna Xasarad Siyaasadeed”

Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid oo maalintii 3aad ku sugan magaalada Kismaayo ayaa shaley la kulmay xildhibaanada cusub ee lagu doortay magaalada Kismaayo.

Cumar Cabdirashiid ayaa xildhibaanada u sheegay muhiimada ay leedahay in Somalia ay hesho hogaan cusub isagoo usharaxay qorshihiisa siyaasdeed.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open