Tartan Qare Cunid Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Jubbaland (Video)

Waxaa shaley Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose lagu qabtay tartan Qare Cunid ah kaasoo ay ku tartameen dhalinyaro ka kala socotay xaafadaha magaalada Kismaayo.

Waxaa ku guuleystay tartankan xaafada Calanleey, waxuuna tartanka ahaa mid aad u xiiso galiyey shacabka iyo dhalinyarada magaalada Kismaayo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open