C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Sheegay In Shirqool Loo Dhigay Doorashada Xubnaha Ka Imaan Doona Beelaha Waqooyi (Video)

C.raxmaan Cabdishakuur oo ah Musharax u taagan xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay arimaha Doorashada Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inaan la Aqbali doonin in Baarlamaan Qabyo ah ay doortaan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Fara-gelinta Madaxtooyada Soomaaliya ay ku Hayso Arimaha Doorashooyinka, Wuxuuna daaha ka qaaday Shirqool uu sheegay in oo loo diyaariyey Xubnaha ka imaan doona maamulka Somaliland.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open