Dhageyso Qeybtii Labaad Dood Kulul Oo Dhexmartay Gudoomiye Yariisow Iyo Mooryaan Nuur Jiidaaw

Idaacadda Maxalliga ah ee Danan ayaa dood kulul u qabatay kaaba Mooryaanka hogaaminayo Mooraaynta xoogga ku haaysta Deegaanka Shalambood Nuur Jiidaaw Iyo Gudoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yaariisow.

Doodan oo qeybteedii labaad xalay lagu sii daayey Barnaamijka Guuxa Wararka ee Idaacadda ee Danan habeenkii ka baxa ayaa Gudoomiye Yariisow wuxuu si kulul u weeraray siyaasadda isbaheysiga Mooryaanta Habargidir iyo Maleeshiyada Alshabaab oo duullaan ku wada deegaanada Beesha Biimaal.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE