Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Kismaayo Ayaa Sheegay In Wadatashiyo Uu La Yeelanayo Madaxda Jubbaland (Video)

Madaxweynaha  Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray  magaalada Kismayo, ayaa Waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyey  Madaxweynaha Jubbaland, ku xigeenadiisa, Wasiiro,   Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Xasan Sheekh oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ciidamada ah ayaa isaga iyo wafdigiisa waxaa loo soo dhoweeyey si heer sare ah. waxaana wariyeyaasha uu kula hadlay Kismaayo isagoo sheegay in ujeedada socdaalkiisu ay aheyd inuu la yeesho kulamo wadatashi ah Madaxda Jubbaland oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Axmed Madoobe, shacabka iyo xubnaha baarlamaanka labada Aqal si loo dedejiyo inta harsan ee doorashooyinka dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open