Dhageyso Falanqeyn Ku Saabsan Shirka Madasha Ee Maanta Lagu Balansanyahay Inuu Ka Furmo Muqdisho

Waxa maanta lagu balansanyahay in magaalada Muqdisho uu ka qabsoomo shirka Madasha Wadatashiyada Qaran ee ay ku mideysanyihiin Madaxda Dowlada fedaraalka iyo Kuwa maamul Goboleedyada.

Shirkan oo la filayo in uu noqdo kii ugu dambeeyey ee Madaxdu wada qaataan ka hor doorashada Madaxtinimo ee Soomaaliya ka qabsoomi doonta ayaa lagu wadaa in laga soo saaro qodobo kala duwan, waxaana Madasha ay ka doodi doonaan arimo xasaasi ah oo sababi kara in dib u dhac kale doorashadu gashao.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open