Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Rajo Beel Ku Qeexay Habka Ay U Socoto Doorashada Soomaaliya (Video)

Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota ayaa rajo beel ku qeexay habka ay u socdaan doorashooyinka Soomaaliya. 

Prof Samatar oo u waramayey VOA Somali ayaa sheegay in doorashada uu hareeyey musuqmaasuq.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE