Gudiga Doorashooyinka Dadban Ee Heer Fedaraal Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Doorashada Wasiir Nuux Ee Jowhar Lagu Qabtay (Akhri Warsaxaafadeed)

Gudiga doorashooyika dadban ee heer Fedaraal ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in sharci daro ku tilmaamay doorasho ka dhacday magaalada jowhar oo lagu doortay kuris ay leedahay Beesha Jidle.

Warsaxaafadeedka Gudiga ayaa llagu sheegay in Gudiga Doorashada ee Maamulka Hirshabelle aanu xaq u laheyn in uu doorasho u qabto shakhsi horey looga reebay u tartamidda doorashada Madaxtinimada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran