Isticmaalka kKhaldan Ee Kelimadaha Insha Allah Iyo Mansha Allah Iyo Sheekh Cabdi Salaam Sheekh Yuusuf (Video)

Sheekh Cabdisalaan Sheekh Yuusuf ayaa Muxaadaro kooban ka jeediyey isticmaalka kalimadaha Insha Allah iyo Maasha allah, isagoo soo qaadanaya, isticmaalka saxda ah ee Qur’aanka kusoo aroortay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE