Wafdi Ka Socda Dalka Holand Oo Booqanaya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay (Sawiro)

Wafdi ka socda dalka Holand oo booqanaya magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa kormeero ku sameeyey goobo kala duwan oo ku yaala Magaaladaasi.

Wafdiga oo u kuur galaya xaaladaha ka jira halkaasi ayaa booqday Goobo waxbarasho, kuwo Ganacsi iyo Garoon lagu ciyooro kubadda cagta, Mas’uliyiin kulamo ay la qaateen ayey kala sheekeysteen hormarada adeegyada bulshada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE