Dhageyso Musharx Salaad Cali Jeelle Oo Soo Bandhigay Tirada Xildhibaan Ee Ku Biiray Koox Diimeedka Damu-jadiid

Siyaasaga Soomaaliyeed ahna Musharx Madaxweyne Salaad Cali Jeelle ayaa daboolka ka qaaday xog badan oo ay qarsanayaan kooxda Damu-jadiid oo hada maamusha talada Dalka.

Waxa uu sheegay in sanadii 2011-dii kooxda uu hogaamiyo Faarax Sheekh Cabduqaadir ay ka koobneyd 15 xubnoo, halka xilligan ay gaarayaan ilaa in ka badan 70, oo u badan xildhibaanada cusub ee lasoo doortay.

Xildhibaanada cusub ayuu sheegay in u badan kuwo da’yar oo lagu maal geliyey ka mid noqoshada Baarlamaanka cusub isagoo dhinaca kale sheegay in xubnahaasi ay ka war qabin shaqooyinka ay qabanayaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran