Fanaanadda Farxiya Kaba Yare Oo Nayroobi Ka Tumi Doonta Dabaaldega Sanadka Cusub (Video)

Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabyare ayaa muuqaal ay soo bandhigaty ku sheegtay in xafladda dabaadega Sanadka cusub ee 2017, ay ku qaban doonto magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

Gabadhan oo sanadkii hore laga hor istaagay in ay dabaadeg ku qabato Muqdisho ayaa sheegtay inay munaasabadan ugu talagashay inay kula dabaadegto Soomaalida ku nool Nayroobi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE