Fanaanka Cawaale Aadan Oo Kasoo Jawaabay Fariin Baraha Bulshada Uu Soo Dhigaya Odey Sheegay Inuu Ka Ambaday (Video)

Fanaanka weyn ee lagu magacaabo Cawaale Aadan ayaa kasoo jawaaay Fariin Baraha bulshada uu ku faafiyey Nin Odey ah o sheegay in uu baafinayo Wiilkiisa oo muddo dheer ay kala ambadeen (kala lumeen”.

Cawaale ayaa Bartiisa Facebooka ku sheegay in uu kasoo jeedo qoys weyn uuna yahay yaraanka qoyskaasi, waxaana qoraalkiisa in uu uga daray in fankiisa wax walba laga sheegi karo hase ahaatee meesha uu kasoo jeedo aanay muran gali karin.

“Aniga Fankeeyga qiimeeya  Shakhsiya deeyda qiimeeya  Balse family geyga I know better than everybody.
Reer dhan oo weeyn ayaan uugu yarahay. Yaranka reerku ku indha kuxusho ayaan ahay sxbadeey,
Fankeeyga iyo shakhsiyadeeyda sidaad rabtaan uuga hadla. Balse nasabkeeyga nin meeshuu ka soo jeedo og oo isku kalsoon baan ahay sxbayaal”.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Odeyga Baafinaya Fanaanka Cawaale

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE