Prof Cali Maxamed Geedi Oo Lala Yeeshay Wareysi Su’aalo Kulul Lagu Weydiiyey (Video)

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warysi Xiiso badan oo Su’aalo Kulul lagu hor dhigay Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Prof Cali Maxamed Geedi oo u sharaxan Xilka Madaxwaynenimada Soomaaliya ayaa wax laga weydiiyey in arooska wiilkiisa uu ku bixiyay lacag dhan £3000.000 ( sadex Milyan Doolar), Halkeese ku danbaysay $32 milyan oo ay Soomaaliya ugu deeqday dawlada Sacuudigu ?

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE