Daawo Musharax C.qaadir Cosoble Oo Lagu Wareystay Barnaamijka Yaa Mudan

Xildhibaano Cabdiqaadir Cosoble oo ka mid ah mudnayaasha aqalka hoose ee Baarlamaanka fedaraalka islamarkaana ka mid ah musharxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa lagu wareystay Barnaamij loogu magac daray “yaa mudan” oo ka baxa mid ka mid ah Telefishanada ku hadla Afka Soomalida.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran