Kii Doorta Waa Dambiile Qaran Iyo Qabyo Ninkeedaa Dhameystira Sawiraka Amin Arts Oo Murugo Badan

Farashanka Soomaaliyeed ee Amin Arts ayaa boggiisa soo saaray Sawir ka dhan  ah Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo afartii sano ee lasoo dhaafay dayacay Shacabka Soomaaliyeed.

Sawirka ayaa fariin loogu direy Xildhibaaad csub ee soo dooran doonta Madaxweynah afarta sano ee soo socota hogaamin doona dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open