Mid Ka Mid Ah Heesaha Fanaanada Farxiya Kaba Yare Ay Ka Qaaday Showgii Nayrobei (Video)

Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Farxiya Kabayare oo dhawaan gaartay magaalada Nayroobe ayaa soo bandhigtay Show ay u qabatay teegeerayaasheeda ku noola Caasimada Kenya, waxaana showgaan ay ka qaaday heeso u badan kuwii hore loogu bartay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open