Xaflad Lagu Soo Dhaweynayo Dib U Doorashada Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawad Oo lagu Qabtay Magaalada Landan (Video)

Xaflad lagu soo dhaweenayey Gudoomiye ku xigeenka Laabd ee Baarlamaanaka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalle Cawad oo mr kale ka mid noqday Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Fedaraalka ee aqalka hoose ayaa ka dhacday magaalada Landan ee Cariga UK.

Xaflada oo ay ka qeyb galeen Siyaasiyiin iyo dad miisaan ku dhex Soomaalida ayaa dhamaan waxay hambalyo u direen Xildhibaanka Mahad oo ay ku amaaneen karti iyo eex la’aan uu ku sifbay intii uu hayey xilka Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka.

Siyaasiyiinta laga xusi ee Goobta ka hadlay waxa ka mid ah Abwaanka Soomaaliyeed ee rug cadaaga ah Maxamed Xuseen Awliyo, Gudoomiyaha Xisbiga Dadka Geeska Afrika Mudane Haabiil Cabdi Haybe, Abwaanada lagu mgacaabo Diyaana iyo dad kaloo badan kuwaas oo dhamaan Xildhibaan Mahad ku amaanay doorka uu ku lahaa Baarlamaankii soo shaqeenayey afartii sano ee lasoo dhaafay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran