Shirkii U Dhaxeeyey Somaliland Iyo Khaatumo Oo War-murtiyeed Laga Soo Saaray (Sawiro)

Magaalada Adis-Ababa ee Dalka Itoobiya waxa maanta lagu soo gabagabeeyaay Shir Maalmihii u Dambeeyey uga Socday Magaladasi kaas oo u dhaxeeyey Xubno Ka kala Socday Somaliland iyo Khaatumo ,waxan laga soo saray qodob gaaraya ilaa 11 qodob oo ay isku raaceen labada dhinacyada.

Qaar kamid ah Mas’uuliyiinta wadahadalka ka qeyb galay oo ku sugan dalka Itoobiya islamarkaana ka Qayb galay Kulanka, ayaa Goor dhowayd warbaahinta u Xaqiijiyey inay yihiin qodobada lasoo saaray kuwii rasmiga ahaa ee kasoo baxay Kulanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open