Tacsi Geerida Marxuumad Caddey Isaaq

Jaaliyadda Ingiriisku waxay Tacsi u direysaa dhammaan Reer Xuseen Yarow, Maryan Yarow, Ruqiya Yarow, Luul Yarow, Cali Yarow, Aaden Yarow, Daahir Yarow, Sahra Yarow iyo Cumar Yarow oo kala jooga waddamo kala duwan.

Iyo caruurta ay dhaleen. Marxummadda hooyo/ayeeyo  Caddey Isaaq waxay ku geeriyootay Gobolka Minnesota, USA, xalay saqdii dhexe. Maxamed Cumar Shaati iyo Sacdiya waxay akhristayaasha Markacaddey, iyo dhammaan qaraabada, ka codsanayaan in loo duceeyo marxumadda in Ilaahay kitaabkta midigta ka siiyo qabrigana u waasiciyo, Jannadii Fardosana geliyo _ Aammiin-Aamiin

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran