Dhageyso Warbixin Ka Hadleysa Erayo Bixinada Lagu Xardhay Boorarka Musharaxiinta U Tartameysa Xilka Madaxweynenimo Ee Soomaaliya

Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa warbixin ka diyaarisay hal ku dhigyada ay lasoo shir tageen Murashaxiinta dooneysa inay qabtaan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaan warbixinta lagu dul istaagay Ereyada ku qoran Boorarka magaalada Muqdisho ay dhegsadeen Musharaxiinta.

Warbxinta ayaa si gaar ah loogu eegayaa Boorarka wadooyinka Muqdisho ay ku dhejisteen Musharaxiinta, oo ay ugu horeeyaan wax qabadka ay la imaanayaan marka loo doorto xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran