Dowlada Ingiriiska Ayaa Bilaabtay Inay Ka Baxaan Midowga Yurub Iyo Saameyn Xun Oo Soo Wajahday Dhaqaalaha (Video)

Dowlada Ingiriiska ayaa bilowday ayaa bilaabtay in ay ka gurtaan Midowga Yurub oo ay ka mid ahaayeen Muddo aad u fog, waxaana arintan ay ka dambeysay ka dib markii Shacabka Boqortooyada UK ay u codeeyeen inay ka go’aan Midowga Yurub. Muuqaal baahiyaha Al-Jasiira ayaa sii daayey warbixin uu kaga hadlayo saameynta dhaqaalaha.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open