Hay’ada Culimada Soomaaliyeed Oo Ka Digtay U Dabaal-Degidda Ciidamada Lagu Xusayo Sanadka Cusub (Cusub)

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed iyo Wasaarada Diinta iyo awqaafta ee dowlada Fedaraalka ayaa kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho kasoo saaray war murtiyeed nuxurkiisu uu yahay in laga fogaado dabaal dega loo sameenayo Sanadka Cusub ee fooda nagu soo haya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open