Horjoogayaal Ka Tirsanaa Alshabaab Oo Usoo Goostay Maamulka Jubbaland Ayaa Lagu Soo Bandhigay Magaalada Kismaayo (Video)

Horjoogayaal ka tirsanaa Maleeshiyada Alshabaab oo isku soo dhiibay Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxa lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo.

Taliska Ciidamada Nabadsugidda ee Jubbaland ayaa warbaahinta u aqriyey Magacyada waxaana ay ku kala sheegeen Maxamed C/kariin Cali oo 26 sano jir ah iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi Cumar oo 45 sano jir ah ayaa labadoodubo muddo dheer ka tirsanaa Alshabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran