Taliska Boliiska Soomaaliyeed Oo Lagu Eedeeyey Inay Ka Weecdeen Dhabbahii Loogu Talagay Ka Dib Markii Ay La Safteen Musharax Xasan Sheekh (Video)

Ka dib hadal dhawaan uu jeediyey Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Maxamed Xasan Xaamud xaflad loogu dabaal degayey dhismaha Ciidamada Boliiska.

Hadalka Janaraal Xaamud ahaa u dhacayey In seddax xubnood oo ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka in uu ku tashto codkooda Madaxweynaha xlkiisu dhamaaday haatnna ah musharax u taagan tartanka Madaxweynaha Sooomaaliya.

Waxa su’aal laga keenay in Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ay yihiin kuwo loogu talagalay sugidda Amniga ama inay qeyb ka yihiin loolanka siyaasadeed ee dalka ka jira kaas oo u dhaxeeya Siyaasiyiinta Soomaalida.

Muuqaalkan yaad ku daawan doontaan jihada boliisa oo ku socoto dhabe qaldan iyadoo dhaliisha ay noqotay garaadka Taliyaha ee lagu aaminay Hogaanka Boliisa Soomaaliyeed in si cad u sheego shakhsiga ay siyaasadiisa la dhacsanyihiin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open