Sawirka Amin Arts Ee Maanta Qarowga Ka Socda Villa Soomaaliya

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Arts ayaa Page-kiisa Aminarts.com kusoo bandhgigay Sawir gacmeed uu ka sameeyey Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud.

Sawirka ayaa muujinaya in Xasan Sheekh oo ku qarwo in Villa Soomaaliya uu soo galay Murashax Jabriil Cabdulle oo ka mid musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open