Dhageyso Falanqeyn Ku Saabsan Shirka Madasha Ee Lagu Soo Gabagabeeyey Muqdisho

Doorashada Soomaaliya ayaa Dhowr Jeer dib u dhac ku yimid, Sidoo kalana waxaa jirtay Muran Xoogan oo ka taagan qaar kamid  ah Kuraasta Aqalka Sare, Waxaana War-murtiyeed kasoo baxay Kulankii u dhexeeyay Xubnaha Madasha Wadatashiga ee ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Kuraastii Aqalka Sare oo Markii hore ahaa 54, ayaa waxaa lagu daray 18  Xubnood oo Cusub, Taasi oo ka dhigaysa 72 Xubnood, Iyadoona Waxgaradka Soomaaliyeed ay wax laga Xumaado ku Sifeeyeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran