Madaxweynaha Xilkiisu Dhamaaday Ee Xasan Sheeh Oo La Weydiiyey Xilliga Ay Dhaceyso Doorashada Iyo Jawaab La Yaab Leh Oo Uu Bixiyey

Madaxweyanaha waqtigiisu dhamaaday welina sii haaya xilka ugu sareeya ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sawir kale oo qosol badan laga sameeyey.

Sawir Sameeyahay weyn ee ku caan baxay sawirada kaartoonada ayaa mar kale Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh ka sameeyey Sawir lala yaabay waxaana su’aal laga weydiiyey xilliga rasmiga ah ee qabsoomeyso doorashada.

Musharax Xasan Sheekh ayaa su’aashaas kaga jawaabay in xilka uu sii haayn karo doorasho la’aan sida ay ku wargeliyeen Faarax Sheekh C/qaadir iyo Wakiilka Itoobiya ee Soomaaliya Gabra.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran