Qaramada Midoobey Oo Dhaqaale Badan Ugu Deeqday Qaxootiga Magaalada Baydhabo Ku Laabanaayo (Video)

Qaramada midoobay ayaa 3 malyan oo doolar ugu deeqday dib udejinta qaxootiga dib ugu laabanaya Dhaadhaab ee ku laabanaya magaalada Baydhabo.

Dhaqaalahan oo ay bixisay hay’adda UN peace building Fund ayaa la sheegay in loogu tala galay qaxootiga dib loogu celinayo magaalada Baydhabo oo kaliya.

Maamulka lacagtan waxaan iska kaashanaya hay’adaha Qaramada Midoobey ee kala ah UNHCR, ILO iyo UNICEF.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open