Taariikhda Cusub Ee Degmada Baraawe Goobihii Qadiimiga Ahaa Ee Ku Xiran Jireen Maraakiibta Ganacsi Ee Beri Samaadkii (Video)

Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada hoose waa mid ka mid ah Magaalooyinka ugu qadiimisan Soomaaliya, waxaana degmada ku yaala Goobo badan oo taariikhi ah.

Sidoo kale Baraawe ayaa waxa ku yaala goob taariikhda Soomaalida dhxal gal ku ah, tusaale ahaan Muuqaalkan soo socda wuxuu soo bandhigayaa mid ka mid ah Goobaha ay ku dagaalameen Gumeystiyaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska.

Buundo lagu magacaabo Jilaani waa Buundo waa meel uu burbiyey Ingidriiska, sida Taariih yahaanada ay sheegayaan bartaan waxa mari jirey Tareen yar iyo gaadiid kale.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran