Amin Arts Oo Sawir Qosol Badan Ka Sameeyey Dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka

Farshaxamiinste Amin Arts ayaa sawir qosol badan ka sameeyey dhaarta xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka fedaraalka oo goor dhow lasoo gabagabeeyey.

Sawirka ayaa waxa ka muuqda Mudane Jawaari oo ku dhaaranaya in uu u hiiliyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo Faarax Sheekh C/qaadir oo ku dhaaranaya Dastuurka Dowlada Itoobiya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran