Abwaan Xasan Dhuxul Laab Saalax Oo Soo Jeediyey In Fanaaniinta Aan Loo Kala Saarin Qolo-qolo (Video)

Abwaanka Murti Maalka ah ee wax badan lagu xasuusto Kooxdii Xidigaha Geeska Xasan Dhuxul Laab Saalax oo ka qeyb galayey kulan ay Hargeysa ay ku yeesheen Fanaan badan ayaa soo jeediyey in Fanaaninta magaca Soomaaliyeed wata aan loo yeelin qolo qolo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran