Dhageyso Gabadha Ugu Da’da Yar Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka

Xarunta dugsiga sare ee Booliska ee magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay munaasabad lagu dhaariyay xildhibaannada cusub ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaannada waxaa ku jira kuwo siyaasadda ku cusub, waxaana ka mid ah Ikraan Absuge oo ay tahay markii ugu horraysay ee ay siyaasadda gasho, waana Gabadha ugu da’da yar xildhibaanada Cusub ee shalay la dhiiriyey.

Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo waraystay Ikraan Absuge ayaa ugu horayn weydiiyey in ay sharaxaad ka bixiso dareenkeeda sida uu yahay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran