Akhriso Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Maamulka K/galbeed Ayaa Soo Bandhigay Waxqabadkoodii Tan Iyo Markii La Magacaabay (Sawiro)

Kulan uu shir gudoominayey ku siamaha Madaxweynaha ahna Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Maxamed Xasan Fiqi oo ka dhacay magaalada Baydhaba ayaa waxa lagu soo bandhigay waxqabadka qaar ka mid ah Wasaaradaha Maamulka ka tirsan.

Ilaa shan Wasaaradood ayaa maanta waxay soo bandhigeen Waxqabadkii u suura galay tan iyo markii la dhisay iyo waxyaabaha u qorsheysan in ay ku talaabsadaan sanadka soo socda ee 2017-ka, waxaana ka mid ah Wasaaradah maanta waxqabadkooda soo bandhigay-

  1. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta;
  2. Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
  3. Wasaaradda Caafimaadka
  4. Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Qeyraadka Badda
  5. Wasaaradda Cadaaladdai yo Arrimaha Garsoorka

Halkan Hoose ka aqriso Waxbadka Wasaaradaha


Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran