Barnaamijka Katanka Siyaasadda Ee Cali Xaraare Oo Lagu Soo Qaatay Qodobo Aad U Xiisa Badan (Video)

Barnaamijka ayaa diirada lagu saaray Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya, Wixii kala qabsaday Maareeye iyo Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cabdi Xakiin Camey oo lagu dhegan yahay kadib Safarkii Muqdisho, Waxa kala qabsaday Culimada iyo Gabdhaha Kubadda Koleyga, Kulmiye iyo Wadani oo Muqdisho isku eedayanaya, Cunta Kariyihii Muqdisho lagu doortay iyo Xildhibaanadii Reer Waqooyi ee lacagta laga cunay ee Codka waayey, Prof: Axmed samatar oo la sheegay inuu la hadlay Dr. Cali Khaliif iyo Qodobo kale oo Qosol Badan.

Buuhoodle iyo Booqashadii Cabdi Maxamuud Cumar oo Kaftan Qosol badan laga sameeyay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open