Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Oo Looga Hadlayo Dhacdooyinkii Soomaaliya Sanadan Sii Dhamaanaya Ee 2016-ka

Sanadkan sii dhamaanaya ee 2016-ka ayaa waxa Soomaaliya laga diiwaan geliyey dhacdooyin badan oo qabsaday kuw Gudaha ku nool iyo kuwa ku nool Waqooyiga Ameerika .

Sanadkan ayaa leysku raacay in uu ahaa sanad Soomaaliya ay isugu baheysteen dhacdooyin dhowr ah sida qaraxyada, dagaalada iyo Guuxa ka jira dhanka siyaasadda, waxaa kaloo jira walaac xoog leh oo soo wajahay Soomaalida ku nool dunida gaar ahaan Waqooyiga Ameerika.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE