Sara U Kac Ku Yimid Qiimaha Khudaarta Ee Muqdisho, Warbixin Uu Wariye Saalax Kalgacal Kasoo Diyaariyey Suuqa Beerta Ee Degmada Waaberi (Video)

Khudaarta lagu iibiyo suuqa beerta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ku yimid sare u kac ka dib markii ay yaraatay khudaartii kasoo go’I jirtay dhul beerdka khudaarta lagu beero eek u yaala Gobolada Shabeelooyinka.

Yaraanshaha khudaarta ayaa sida ay noo sheegeen Ganacsatada aan suuqa ku booqanay waxa sabab u ah iyadoo la guda galay xilligii Jiilaalka oo ah xilli Roob yari ay ka jirto guud ahaan Gobolada Soomaaliya, iyo lacag la’aanta ka jirata dalka ay sababtay in si gaabis ah uu ku socd Ganansiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE