Wareysi Hordhac Ah Musharax Madaxweyne Farmaajo Oo Qirey Inay Wada Kulmeen Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani C/raxmaan Cirro (Video)

Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa wareysi oo uu siiyey Tv-ga Kalsan si hordhac ah kaga waramay arimaha leyla dhex marayo ee ku saabsan kulan Magalada Nayroobi uu kula yeeshay Hoogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani.

Farmaajo ayaa mar la weydiiyey kulnka uu la qaatay Cirro ayaa wuxuu kaga jawaabay “Waanu is Aragnay Siyaasiyiinta Xisbiga Wadani, waxaanu ka Wadahadalnay Midnimada oo aanu Danaynaynay”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran