Bahda Markacdey.com Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Gudbineysa Sheekh Cumar Gaal-dile Oo Aabihii Geeriyooday

Madaxda iyo howlwadeenada Shakadda Caalamiga ah ee Markacdey.com ayaa tacsi tiiraanyo leh hawada u mariyey Sheekh Aala Xaaji Cumar Xaaji Xasan Cumar oo aabihii  ku geeriyooday Deegaanka Mariin-Gubaay ee Gobolka Shabeelada hoose.

Waxaan leenahay dhamaan Ehelada, qaraabada iyo asxaabta oo ugu horeeyo Sheekh Cumar Gaal-dile, samir iyo iimaan allah ka siiyo Marxuumkana Janadii Firdowsa Allah ka waraabiyo …….Aamiiin   ….Aamiin.

INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE