Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Madaxtooyada Oo Goordhweyd Lagu Dilay Xarunta Villa Soomaaliya

Waxaa goordhawyd Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho lagu toogtay Taliye ku xigeenkii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.

Wararka aan ka heleyno Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya in Taliye ku xigeenkii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada oo la oran jiray Qoorgaab uu toogasho ku dilay mid ka mid ah Ilaaladiisa,Madaxtooyada wali kama hadal dilka loo geystay Taliye ku xigeenkii Ciidnaka Madaxtooyada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open