Akhriso Baarlamaanka Fedaraalka Oo Maanta Magacaabay Gudiga Qaban Qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta Kalafadhigii Koowaad kulankiisii Saddexaad ku yeeshay Xarunta Golaha shacabka ayaa Magacaabay Gudi ka kooban 15 Xubnood.

Gudiga la magacaabay ayaa ka shaqeyn doona arimaha doorashada ee Gudoonka Baarlamaanka iyo Tan Madaxweynaha, waxaana gudigan looga fadhiyaa in ay qaban qaabiyaan doorashada.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran