Deg Deag Weeraro Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay magaalada Muqdisho

Wararka naga soo garaay magaalada Muqdisho ee Xaasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in weeraro ismiidaamin ah ay ka dhacay meel ku dhow Garoonka Diraayadaha.

Qaraxyada oo gilgilay guud dhaan magaalada ayaa sida la aaminsanyahay loo adeegsaday Gaadiid walxaha qarxa laga soo buuxiyey iyadoo wararka ay sheegayaan in weerarada ay ka dhaceen meel ku dhow Xarunta Ciidamada Amisom ee Madiina Geyd.

Qaraxyada oo si weyn looga maqlay inta badan magaalada ayaan laga haaynin wax faafaahin ah, iyadoo lagu mashquulsanyahay goobaha ay weerarada ka dhaceen.

Halkan kala soco wixii warar ah ee soo kordha

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open