Hani UK Iyo Iskalaaji Oo Heestii Qarniga Soo Saaray “Geyigeena Hooyo Buuhoodle, Garoowe Iyo Mudug Amase Goonyaha Jiga-jiga” (Video)

Fanaaniinta laga daba dhacay ee islamarkaana aan heesahooda kala dhicin Hani Uk iyo Iskalaaji ayaa soo saaray hees shidey baraha Bulshada, waxaana heestan miraheeda iyo laxankeeda waxa iska leh Abwaan Ruush Aadan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran