Heesta “Xiisa Kuuma Haayno” Codkii Hodon C.raxmaan Oo Maryaha Looga Dhigay Xasan Sheekh Maxamuud (Video)

Hees Cusub oo la magac baxday “Xiisa kuuma haayno” ayaa waxa soo qaaday Fanaanada Caanka ah ee Hodon Cabdiraxamaan Dheere, Miraha iyo Laxanka Heestan ayaa waxa iska leh abwaanka da’da yar Maxamed Guud.

Heestan ayaa mayraha looga dhigay Madaxweynaha xilligiisiu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud oo isku arka shakhsi weli hogaamin kara dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran