Photo News Hotel Peace Oo Burbur Xoogan Uu Kasoo Gaaray Weerarkii Shalay

Hotel Peace oo ka mid Hoteelada loogu ilaalinta badan yahay magaalada Muqdisho ayaa shalay waxa burbur xoog leh uu kasoo gaaray weerarkii qaraxyada ahaa ee lagu qaaday agagaarka Xarunta Xale.

Hotelka sanadkii aan kasoo gudubnay lagu qabtay Shirkii Madaxda Urur Goboleedyada IGAD ayaa waxa soo gaaray Bur bur.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran