Farxiya Fiska Heesta “Saluugaagu Badanaan Maxaan Kugu Sasabayaa Ma Sideed Jir Baad Tahay” (Video)

Heesta Cusub ee la magac baxday “Saluugaagu Badanaan Maxaan Kugu Sasabayaa Ma Sideed Jir Baad Tahay” ayaa codeeda ku faaqideysa Fanaanada caanka ah ee laga daba dhacay Codkeeda macaan Farxiya Axmed Cadaawe Fiska, waxaana Eryada heestan iska leh Abwaan Khaalid Garabsade, halka laxanka uu ku laray Daa’ud Xanfar.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE