Wareysiga Laga Qaaday Maxamed C.hi Farmaajo Oo Sababay In Shaqada Looga Ceyriyo Wariyihii Kalsan Tv Ee Wareysiga Qaaday (Full Video)

Wariye ka tirsanaa Tv-ga Kalsan ayaa magaalada Muqdisho ku wareystay Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, waxaana wareysigaas uu Farmaajo uu kaga hadlay kulan la sheegay in  magaalada Nayroobi uu kula yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro.

Wareysigaas ayaa buuq siyaasadeed ka abuuray magaalada Hargeysa, waxaana arintaas ay keentay in ,as’uuliyiinta Tv-ga Kalsan ay shaqada kaga joojiyaan Wariyeyaashii wareysig qaaday.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open