Xildhibaano Taageere U Muujiyey Musharax Shariif Xasan Xilli Ay Ku Kacsanyihiin Siyaasiyiin Badan (Sawiro)

Kalan Maanta Magaalada Muqdisho ay ku dhexmarey Xildhibaano Ka tirsan Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Musharax Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin Guuxa Siyaasadeed ee ku kacsan Shariif.

Xildhibaanada maanta kulanka ka qeyb galay oo Taagyeersan Siyaasada fadhiidka ah ee Musharax Shariif Xasan ayaa kulanka ka sheegeen in aysan taageersaneyn  Xildhibaanada iyo Wasiirada K/galbeed ee dhaliisha usoo jeediyey hogaaminta Maamulka, iyagoona Sidoo kale Xusey in Shariif uu wax qabad la yimid intii uu xilka haayey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE